søndag 12. april 2009

kabtankii uxirnaa burcad badeeda oo lasoo daayey

waxaa soo baxaayo warar sheegayo in kabtankii uxirnaa burcad badeedii somalida aheyd in si xoog lagu soo furtay kabtankaas oolagu magacaabo Richard Philips oo ay ciidamada mareykanka weerar kuqaadeen burcad badeedaaas oo ku sugnaa badweynta hindiya sargaal mareykan oo kagaabsaday in magaciisa uu sheego ayaa usheegay te
lefishinka CCN in 3 ka mid burcad badeeda ladilay midna nolosha lagu qabtay oo iminkana  lagu haayo markab militari oo ciidamada
 mareykanku lee yihiin 2 sano oo ugu dambeysay ayaa burcad badeed somali ah waxey afduub aan kala joogsi laheyn kuwadeen maraakiibta isaga kalagooosha badweynta hindiya iyo gacanka cadan.

Ingen kommentarer:

Legg inn en kommentar