søndag 12. april 2009

Baabuur ayna kareyn xabad iyo bambo midnaba

shirkada baabuurta ee Mercedes ayaa soo saartay baabuur ay ugu magac dareen E-Guard kaas oo aysan karin xabada nuuca dhashiikaha iyo bambada nuuca loo yaqaan bamobo ifon toona shirakadan mercedes ayaa iyadu ah shirkad ku caan baxday soosaarista baabuurta hada kahorna sameysay baabuur noocaan ah balse midkaan ay hada soosaareen waa mid aad looga soo shaqeeyey oo kuwii hore kaba siifaan oo waxyaabo badan dheer baabuurkan Mereceds E-Guard ayaa lasheegayaa in aanan loogu talo galin in shicibka caadiga ah ay iibasadaan balse loo ogol yahay oo kaliya madaxda dowoladaha sida madaxweyne ama raiisul baabuurkan waxuu kufiicnaan lahaa Madaxweyne shiiq shariif shiiq axmed maadaama asiga kunool yahay meel halis oo ay wax walbo kasuurtoobaan qiimaha baabuurkaan ayaa lagu shegay inuu joogo qiyaastii 400 000 kun oo dollar.

Ingen kommentarer:

Legg inn en kommentar